2021 Machadka Dhisida Awoodda Oonleenka

Image

Waxaa jira caqabado aad u badan oo ay wajahayaan bulshadeenu. Caqabado keliya lagu xalin karo marka AANU awood dhisno. Machadka Dhisida Awoodda Oonleenka ee OneAmerica 2021 wuu ku hagayaa wuuna ku diyaarinayaa si aad u noqoto hogaamiyaha bulshadaadu ubaahantahay inaad noqoto. 

Machadku waa tababaro taxane ah oo diirada lagu saaro waxa ay ka dhigan tahay, hogaamiyaha OneAmerica, si aad ula imaato awood aad wax uga qabanayso isbadelka aad rabto inaad aragto, sida loo adeegsado awoodaas si loogu guuleysto isbadel wadajirka ah oo ku saabsan soogalootiga, waxbarashada iyo dimuqraadiyada ololeyaal, iyo sida loogu martiqaado kuwa kale inay awooda kaa dhisaan adiga!

Isdiiwaangeli si aad noogu soo biirto

MACLUUMAAD DHACDADA

TAARIIKHAHA: Luulyo 24-25 iyo Agoosto 14-15
WAQTIGA: Way isbaddelaan maalin kasta, hoos ka eeg ajandaha waqtiyada
Muuqaalka Zoomka

Tababarku wuxuu qaadanayaa ilaa 2 asbuuc waxaana kaa codsanaynaa inuu ugu talagashid asbuuc oo buuxa. Waxay ku xirantahay meesha aad oga jirto safarkaaga dhisida awooda, waxaan haynaa 2 raad raac oo tababar oo kaladuwan oo aad sameyn karto dhamaadka usbuuca Luulyo 24-25. Adeegso muuqaalka hoose si aad u oggaato qaybta aad ka mid tahay. Raad raaca 3 aad waa dhamaadka usbuuca Agoosto 14-15. Wuxuu u furan yahay qof kasta oo dhammaystira raad raaca 1 aad ama raad raaca 2 aad.

Asbuuca 1 aad: Luulyo 24-25

RAAD RAACA 1

Maalinta 1 aad (9:00am-2:30pm)

Maalinta 2 aad (9:00am-11:30am)

RAAD RAACA 2

Maalinta 1 aad (9:00am-2:00pm)

Maalinta 2 aad (9:00am-12:30pm)

Asbuuca 2 aad: Agoosto 14-15

RAAD RAACA 3
(wuxuu u furan yahay raad raaca 1 iyo 2)

DAY 1 (9:00am-2:30pm)

DAY 2 (9:00am-12:00pm)

Aad ayaan ugu faraxsanahay Kobacaaga tababaradaan iyo sida aad ugu adeegsan doontid inaad ku doorato dad nala mid ah xafiiska oo aana ku guuleysano ololeyaal la jaan qaadaaya aragtideena ku aaddan cadaalada dadka soogalootiga ah, waxbarashada, iyo nidaamka dimuqoraadiyada.

Su'aal ma qabtaa? Nagala soo xariir info@weareoneamerica.org.

Isdiiwaangeli si aad noogu soo biirto