Maanta Hadyad Samee
Nala kac - maalgashi isbeddel xoog leh maanta.
Taageeradaadu waxa ay dab qabadsiisaa dadka innaga oo kale ah in ay dhisaan awoodda soogalootiga si ay isbeddel wadajir ah u sameeyaan. Si wada jir ah, waxaan uga shaqeyneynaa sidii aan u abuuri lahayn nidaam socdaal oo cadaalad ah, fursado waxbarasho oo loo dhan yahay iyo dimoqraadiyad dhab ah oo matasha. Markaynu israacno oo aynu is-abaabulayno, waynu isla kacaynaa.
OneAmerica waa 501(c)(3) urur samafal. Nambarka aqoonsiga canshuurta waa 20-0384893.