Mel Ponder Credit 4 Saamiga Miisaanka Leh 3 1

Events

Markaan isu nimaadno, dhaqdhaqaaqeenu wuu koraa

Bulshadu waa udub dhexaadka sida awoodeenu u dhisanto. Si wadajir ah waxaan u abuurnaa isbedel waara oo saameyn siyaasadeed iyo awood bulshooyinka midabka, soogalootiga iyo qaxootiga.

Cid kale nama siin doonto awooda aan u baahanahay si aan wax uga bedelno nolosheena iyo bulshadayada. Waa inaan wada dhisnaa. Ka qaybgal mid ka mid ah munaasabadaheena si aan u barano, u dabaaldegno oo aan wadajir u abaabulno.

June 29, 2023 | 5:00 galabnimo - 7:30 galabnimo
Mid Ameerika