Warbixinta Sannadlaha ah ee OneAmerica 2020

Ogosto 16, 2021
Cilmi-baaris & Warbixinno

Warbixinta Sannadlaha ah ee 2020, waxaan ku qeexeynaa guulaha laga gaaray heer gobol iyo heer degmo, la wadaagno sida aan u dhaqaajin lahayn shaqadeena markii uu faafay COVID-19, wadaagno sheekooyin, oo aan u dabaaldegno dadkii taageeray shaqadeena.