WAR-SAXAAFADEED: Guul – $25M Oo La Siiyey Magangelyo-doonka WA
Soogalootiga iyo qaxootiga ayaa ku guulaystey maalgelin muhiim ah ka dib qalalaasaha bini'aadantinimo ee Tukwila iyo u doodid aan hore loo arag Olympia
Olympia, WA - $25 milyan oo gargaar ah oo loogu talagalay magangalyo-doonka si toos ah looga jawaabayo baahida loo qabo...