Daawo Duubista: Midnimada Qoyska Dhaqdhaqaaqa OneAmerica ee Juun 9

Waxaan u dabbaaldegnay Isu-tagga Qoyska Dhaqdhaqaaqayada Juun 9-keeda! Waxaan dib u milicsannay wixii hore, waxaan sameynay xasuus cusub, waxaanan eegnay mustaqbalka dhaqdhaqaaqeena.

OneAmerica waa qoyskayaga dhaqdhaqaaqa dadkayagana wadnaha iyo xudunta u ah sida aan u shaqeyno. Qoysku waa jacayl, qosol, faan iyo wada jir, qoyskuna waa u adkaysta wakhtiyada wanaagsan iyo kuwa xunba. Qoyskayaga dhaqdhaqaaqa ayaa aasaas noo dhisay. Waa sida aan isugu nimaadno – aan ku midowno xanuunkayaga, farxadeena iyo waayo-aragnimadeena si aan ugu dagaallanno caddaaladda. Intii lagu jiray masiibadaan, waxaan ku riixnay wax kasta oo ina kala fogeynaya si aan u qaadno tillaabooyin xagga xorriyadda waarta iyo adduun ay dhammaan qoysaskeenna xor yihiin.

Si wada jir ah, waxaan u abuuri doonaa mustaqbalka halkaas oo muhaajiriinta, qaxootiga iyo dadka midabka leh ay ku koraan.

Ku taageer dhaqdhaqaaqeena hadiyad maanta!