Warbixinta Sannadlaha ah ee OneAmerica 2021

November 29, 2022
Cilmi-baaris & Warbixinno

Warbixinta Sannadlaha ah ee 2021, waxaanu ku xusaynaa sannad-guuradayada 20-aad, waxaanu wadaagnaa guulihii waaweynaa ee naga soo gaadhay 2021, waxaanu u sheegnaa sheekada Hoggaamiyaha Dhallinyarada ee OneAmerica Abril Martinez, iyo in ka badan. Fiiri sawirka shaqada aan si wadajir ah u qabanay warbixintan.